Wasiir Cabdi caynte oo booqasho rasmi ah ku marayaa Jarmalka si aan u soo nooleyno barnaamijkii ‘Iskaashiga Jarmalka’ oo ahaa mashruuc wax badan u taray dadka iyo dalka, gaar ahaan dhinacyada: biyaha, farsamada gacanta, beeraha iyo bookiiska. Waxaan ku faraxsanahay in mashruucaas dibu billaaban doono dhawaan haddii Alle idmo.

Minister Abdi Aynte on an official visit to Germany to restart ‘German-Somali Cooperation’ which img-20150526-wa0008-150x150was one of the most successful development programs in Somalimg-20150526-wa0004-150x150ia before the civil war, particularly in the areaimg-20150526-wa0000-150x150-1s of water, vocational training, agriculture and police. Delighted to report that the program will soon restart.